Bambooyin loo kala diray madaxdii hore ee Maraykanka & xubno xisbiga dimoqraadiga ka tirsan

Booliska Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay lix bam oo boostada loo dhigay qaar kamid ah Madaxda xisbiga Dimoqraadiga iyo Telefishinka CNN. lama oga cida soo dirtay bambooyinkan balse waxaa si weyn loo tuhunsan yahay kooxaha xagjirka cunsuriyiinta ee taageera Madaxweyne Donald Trump. Goobaha loo kala diray Bambaanooyinka ayaa waxaa kamid ah ah: Gurriga Madaxweynyaashii hore … Continue reading Bambooyin loo kala diray madaxdii hore ee Maraykanka & xubno xisbiga dimoqraadiga ka tirsan